U bood nuxurka

Degmada Jariiban

Jariiban
Jariiban is located in Somalia
Jariiban
Jariiban
Isku-duwayaasha: 7°13′00″N 48°51′00″E / 7.2167°N 48.85°E / 7.2167; 48.85
Wadanka Somalia
GobolkaMudug
CaasimadaJariiban
Maamul Goboleedka Puntland
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Jariban District (Soomaali: Degmada Jariiban ) waa degmo ku taal waqooyi-bartamaha gobolka Mudug ee dalka Soomaaliya Caasimadeeda waa Jariiban Dekadda magaalada Garacad ayaa iyana ku taal degmadan.

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka degmada Jariiban