Jump to content

Degmada Maxaas

Maxaas
Maxaas is located in Somalia
Maxaas
Maxaas
Goobta Soomaaliya.
Coordinates: 4°23′27″N 46°5′18″E / 4.39083°N 46.08833°E / 4.39083; 46.08833
Wadanka Somalia
Maamul Goboleedka Hirshabeelle
GobolkaHiiraan
CaasimadaMaxaas
Dowlada
  Control al-Shabaab
Bedka
  Dhammaan4 km2 (2 sq mi)
Tirada dadka
(2005)[1]
  Dhammaan2,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Mahas District (Soomaali: Degsiimada Maxaas ) waa degmo ku taal gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya Waxay ku taal bariga gobolka Hiiraan Waxay xad la leedahay Degmada Ceel Buur, Degmada Aadan Yabaal, Degmada Matabaan Degmada Guriceel, iyo Degmada Beledweyne. Degmadan ayaa waxaa degan beelaha Murusade iyo Xawaadle ee Hawiye.

Maxaas xarunta degmada

Maxaas, Hiiraan, Soomaaliya

"Arrimaha Bulsho-Demographic iyo Dhaqaale ee la xidhiidha iyo ka qaybgalka haweenka da'da taranka".

http://mptf.undp.org/document/download/5463 Archived Febraayo 16, 2018 // Wayback Machine

http://allafrica.com/stories/201403080083.html Archived Febraayo 16, 2018 // Wayback Machine

  1. "Regions, districts, and their populations: Somalia 2005 (draft)" (PDF). United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. United Nations Development Programme. Archived from the original (PDF) on 28 July 2017. Retrieved 6 September 2023.