Jump to content

Degmada Qaran

Ka Wikipedia

Qaran waa degmo ku taala Gobolka Mudug Waxeyna ka tirsan tahay Ismaamul Goboleedka Galmudug State. Degmada Qaran waa dagmo aad u barwaaqa sooran ah. Magaalada Qaran waa deegaan ku caan ah biyo aad macaan iyo Beero. Magaaladaan waxa eey u jirtaa Degmada Xardheere ilaa 20 kilometer. Magaalada waxaa ku yaala dugsiyo loogu talo galay xaga waxbarashada.