Jump to content

Degmada Qasaxdheere

Qasahdhere
Qasahdhere is located in Somalia
Qasahdhere
Qasahdhere
Coordinates: 2°52′N 43°00′E / 2.87°N 43.0°E / 2.87; 43.0
Wadanka Somalia
GobolkaBay
CaasimadaQansax dheere
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Qasahdhere District Soomaali:( Degmada Qansaxdheere ) waa degmo ka tirsan gobolka Baay ee koonfurta dalka Soomaaliya . Caasimaddeedu waa Qansax dheere

Bishii Jannaayo 2008-dii, xilligii Itoobiya ay Soomaaliya qabsatay , waxaa saldhig ka sameystay jabhado ka tirsan Midowga Maxkamadaha Islaamka , waxayna ku dhawaadeen inay la wareegaan guud ahaan degmada.

"Ciidamada ka socdaCiidamda Birmadka oo saaka lagu arkay Degmada Qasax Dheere ee Gobolka Baay" Ceegaag Online ( Af-Soomaali ). 17 January 2008 . 2024-07-24 .


Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka degmada Qasaxdheere