Degmada Sheekh
Sheikh District ( Soomaali: Degmada Sheekh ) waa degmo ku taal gobolka Saaxil ee Somaliland . Caasimaddeedu waxay ku taal Sheekh. Degmadu waxay ka tirsanayd gobolka Togdheer ilaa 1998-kii, markii degmada Sheekh lagu daray gobolka Saaxil.
Degmada Sheekh
Sheikh District | |
|---|---|
Goobta Degmadda Berbera ee Saaxil, Somaliland | |
| Isku-duwayaasha: 9°55′45″N 45°11′30″E / 9.92917°N 45.19167°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Saaxil |
| Caasimada | Sheekh |
| Joogga | 1,500[1] m (4,921 ft) |
| Dadka (2005)[2] | |
• Wadarta | 89.000 |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
Dulmar
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sheekha waxaa dega dad ka soo jeeda qowmiyadda Ciise Muuse , oo leh magacyo qabiil oo ah jufooyinka Mohammed Ciise si gaar ah loo matalo sido kale waxa dega Muuse Ismaaciil oo ah beel ka mida beel weynta habar Yoonis ee Isaaq iyo Beelaha kala ah Basaneeyo oo ka tirsan beesha Makaahiil , Bahabar Muuse oo ka tirsan beesha Maxamed case ee Gadabuursi. Sida meelo badan oo kale oo ka tirsan gudaha Somaliland, Sheekh waxa lagu tilmaamaa dhismayaal taariikhi ah oo tiro badan iyo muuqaalo buuraley ah.
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]"Qorshaha Horumarinta Gobolka Saaxil 2014"
"Gobollada, degmooyinka, iyo dadkooda: Soomaaliya 2005 (qabyo)"
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Maabka Maamulka Degmada Sheekh
- ↑ "Sahil Regional Development Plan 2014" (PDF). Ministry of National Planning and Development. Archived from the original (PDF) on 2016-07-30.
- ↑ "Regions, districts, and their populations: Somalia 2005 (draft)" (PDF). United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. United Nations Development Programme. Archived from the original (PDF) on 28 July 2017. Retrieved 31 December 2020.