Jump to content

Degmada Xudun

Xudun
Degmada Xudun
Dibi geel ah oo ku yaal degmada Xuddun
Dibi geel ah oo ku yaal degmada Xuddun
Degmadda Xudun ee Sool, Soomaaliya
Degmadda Xudun ee Sool, Soomaaliya
Xudun is located in Somalia
Xudun
Xudun
Goobta Soomaaliya
Isku-duwayaasha: 9°09′15″N 47°28′37″E / 9.15417°N 47.47698°E / 9.15417; 47.47698
Wadanka Somalia
GobolkaSool
CaasimadaXudun
Dadka
(2005)[1]
  Warta
18,785
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Hudun District (Soomaali: Degmada Xudun) waa degmo taariikhi ah oo ku taalla gobolka Sool ee Somaliland Caasimaddeedu waa magaalada Xudun. Xadka u dhexeeya Degmada Xudun iyo Degmada Laascaanood wuxuu maraa magaalada Buur Caanood (Buur Anod), oo ah magaalo ku taalla inta u dhaxaysa tuulooyinka Dib Shabeel ee waqooyi iyo Daryaha ee koonfur. Halkaas ayaa lagu dagaallamay dagaalkii ugu weynaa ee dhex maray Daraawiishta iyo ciidamadii gumeystaha sanadkii 1904.

Gobolada Soomaaliya

Maamulgoboleedka Soomaaliya

"Gobollada, degmooyinka, iyo dadkooda: Soomaaliya 2005 (qabyo)"

https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/120222_OCHASom_Administrative_Map_Sool_LaasCaanood_A3.pdf

  1. "Regions, districts, and their populations: Somalia 2005 (draft)" (PDF). United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. United Nations Development Programme. Archived from the original (PDF) on 28 July 2017. Retrieved 31 December 2020.