Degmada daami
Appearance
degmada daami waa degmada ugu baaxada weyn degmooyinka gobolka waqooyi galbeed, degmadaan waxay ahayd degmo qadiimi ah, waana degmo kamid ah magalada hargaysa, degmadu waxay leedahay dugsiyo sare jamacado iyo dugsiyo hoose dhexe iyo waliba colleges, degmadaan waxaa degta beel waynta madhibaan ee maxamed gorgaarte