Degmada galooley
Appearance
Degmada galooley waa degmo kamid ah maamulka ssc ee somaliya, degmadu waa deeganadii dhismay burburkii dowladii somaliya kadib.
Waxay caanku tahay degmadu ciid gaduudan iyo Cimilo wanagsan, waxaa degan beesha madhibaan ee beelaha somalida ugu caansan,