Derbiga

Ka Wikipedia

Derbiga (Derbi) waa tuulo qadiimi ah kuna taal Bariga Ethiopia waxayna u dhaxaysaa Harar iyo Saylac dhankan kale waxay 8 km u jirtaa magaalada Jinacsani (Dakkar)oo ahayd caasimadii labaad ee Boqortooyadii Adal Sultanate.

Tuulada Derbiga waxaa ku yaala masaajidkii uu dhisay Imaam Axmed Guray masjidkaas oo ilaa iyo hada lagu cibaadaysto, sidoo kale tuuladani waxay ka mid ahaan jirtay saldhigyadii Imaam Axmed Guray ilaa iyo wakhti xaadirkan waxaa ka muuqo raadadkii Imaamka Raximuhulaah.

Waa deegaan caan ku ah waxsoo saark beeraha sida haada,hadhuudhka arabikhida waxa dega Beelweynta Jaarso