Dhagax
Jump to navigation
Jump to search
Dhagax (Af-Ingiriis: Rock ama Stone Af-Carabi: صخر) waa adke (solid) ka sameeysan macdan badan oo is-heeysata.
Dunidan aan ku nool nahay waxay ka sameeysan tahay dhagaxaan, carro iyo macdano kale. Dhagaxa ayaa yaraanka marna wuxuu noqon karaa qar iyo buur. carada ayaa ah wax ka yimid dhagax ama qar bururay.