Dhalinyaro

Ka Wikipedia

Dhalinyaro (Af Ingiriis : adolescence ama teenager; Af Carabi : ar‎) waa waqtiga u dhaxayso ilmaha iyo hanaqaad. Da'da dhaliyarada waa inta u dhaxaysa 13 iyo 20. Bilowga waqtiga dhaliyaradda wuxu la mid yahay waqtiga bilowga baaluq.

Hordhac

Dhalinyarnimadu waa wakhtiga u dhexeeya 15 sano jirka ilaa 25 sano jirka.

Sidoo kale fiiri

Xigasho