Dhanaano

Ka Wikipedia
dhanano sub-distict of Sarar Regation
dhanaano

|Degmada Dhanaano oo ka Tirsan Gobolka Saraar Waa Degmada Ugu faca weyn Deegamad Gobolka Saraar Dhanaano ayaa Xukunta Tuulooyinka Aad u Faro Badan Oo ay ka mid Yihiin;

1. Qori-dheere

2.. Berkada Cali Xirsi

3..Dhudhubka

4.Ceel-lahelay

5.Ceegsaar

6.Hareeri-Sagaal ah

7.Dudumo Haraad

8. Xundhurgaal

9.Bali-Godcarmo

10. Kal-Naagood

11. Xundhurgaal


Maayirka Degmada Dhanaano Maxamed Axmed Muuse (M.Furre)

Maayir Ku-Xigeenka Waa Ina Macalin Ciise

xoghayaha Deg. Dhanaano Cali Shire Ducaale

Adeegyada Bulsho Ee ka shaqeeya Degmada Dhanaano waa :

1. Saldhiga Degmada Dhanaano

2. MCH Shaqeeya

3. Dugsiga wax-barasho iyo Quraan

4. Guriga Maamulka Degmada oo Dhamaystiran

5. Animal Healthpost