U bood nuxurka

Dheddig

Ka Wikipedia

Dheddig waa kasoo horjeedaha Lab ee tilmaama Jinsiga noolaha.

Halkaan waxaad ka arki kartaa kala duwanaashaha u dhexeeyo Lab iyo Dheddig Adigoo fiirinaya eray bixinta noolaha kala duwan la kala siiyay 2 diisa nooc ee jinsiga.

NoolahaLabDheddig
DadNinNaag
GeelAwr / RatiHal
Lo`DibiSac
AriOrgi / OrgayRi`
IdoWanLax
gayaanFarasGeenyo
DigaagDiiqDooro