Dhedig

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dhidig)

Dhedig (calaamad:♀) Sidoo kale loo yaqaanaa naag, dumar, ama gabar,bilcaan iyo inan waa qeyb ka mid ah noolaha sida dadka iyo xayawaanka. Dhediga waxaa ka soo horjeeda lab. Astaamaha dhadiga lagu garto waxaa ka ka mid ah in ee wax dhali karaan sida xayawaanada Naasleeysda ah ama ukun dhigi karaan sida xayawaanada kale. Lee yihiina xubno taran sida Xubinka taranke raga ee manida soo saara iyo ka dumarke ukunta keenaba.AMF.