Dhufeeyska Mariana
Dhufeeyska Mariyana[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Dhufeeyska Mariyana (ingiriis: Mariana Trench) waa barta ugu hooseeysa oogada sare ee dhulka. Godkan wuxuu ka hooseeyaa oogada sare ee biyaha badda tiro dhan 10,911 mitir.