Dolo

Ka Wikipedia

Coordinates: 04°10′N 42°04′E / 4.167°N 42.067°E / 4.167; 42.067 Dolo waa magaalo ku taalo Koonfur Bari ee dalka Itoobiya. magaalada waxee ka midtahay Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxeena xuduud la leedahay wadanka Soomaaliya. Dolo waxaa degan dad gaaraayo ilaa 30,970 qof, dadka degan waa wada somali.