Dunqasan
Appearance
Dunsaqan waa tuulo ku taala beriga magaalada Qallaafe. Waxa dhul culumo iyo aqoonta caan ku ah, waxaa dega beesha Reer Geedoow gaar ahaan Reer Caadiye. Waa tuulo soo saartay culumo badan, oo caan ka ah gobolka Qallaafe iyo guud ahaan geyiga Soomaaliweyn.