Elmi Hassan Elmi
Appearance
Elmi keise Hassan Elmi waxa uu ku dhashay magaalada Hargeisa, 28/08/2000 waxa uu ku barbaaray, ka hanaqaaday isla hargeisa, waxanu bartay dugsi hoose dhexe Cumar bin khadaab, dugsigsigii sare waxa uu ka baxay, 2019 Hamadan Bin Rashid, 2019 October waxa uu tagay wadanka Sudaan oo uu wax Barasho u tagay, 2020 bishii 9aad ayuu hargeisa ku so noqday, waxa uu bilaabay jaamacdda Hargeisa, kulyadda xisaabaadka iyo tiro koobka(faculty of mathematics and statistics) oo uu dhameeyey 2024. Elmi waa wiil dhalin yaro ah, oo hadda magaalada hargeisa ku nool, waxa uu ka Mid yahay, dhilinta aqoonyahanka wadanka.