Email

Ka Wikipedia
Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay email-ka. Qoraalo kale "email nooc kale ah". Ciwaanada ugu caansan halkan ka fiiri: Gmail, Hotmail, Yahoo! Mail.
Astaanta caanka ah ee emailka.

Email (loogu dhawaaqo "iimeyl") waa nidaam casri ah oo waraaqaha lagu diro ama helo ayadoo la isticmaalayo aalada internetka. Email waxaa laga soo gaabiyey xarfaha "electronic mail" (electronic mail) kaasi oo caan noqdey dhamaadkii sanadkii 1993kii. Wakhtiyadii ugu horeeyay ee emailka la isticmaalo waa ilaa 1970kii goortaasi ooy isticmaali jireen hay'adaha sirdoonka dawlada Maraykanka. Warqada emailku waxay ka kooban tahay sadex waaxood oo kala ah: bakhshada warqada, ciwaanka iyo fariinta. Si aad email u dirto ama hesho waa in aad lahaataa ciwaan ka kooban magac iyo martigeliye (host) midkaasi oo shaqenaya ama ku xidhan khadka internetka.

Emailada ugu caansan maanta dunida waxaa ka mid ah:

sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoraalo La Mid ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]