Eng. Shafici mohamed abas
Appearance
Shafici mohamed abas wuxuu Ku dhashay Tuulo Hoose tagta Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Sanadkii 1998.
Wuxuu Dugsiga Quraanka Ku dhameeyay Degmada Guriceel.
wuxuu Dugsiga Hoose iyo Dhexeba Ku qaatay Omar bin Abdiaziz primary And secondary school isla Degmada Guriceel.
Dugsiga Sare Wuxu Uga baxay Al-ma'muun Al-azhari primary & secondary school Mogadishu.
Wuxuu Kuliyada Economic kabartay HORMUUD UNIVERSITY(H U)
Sanadyadii Udanbeeyay Wuxu Maadooyinka Sayniska Kadhigayay Schools badan Sida Al-ma'muun Al-azhari School, Adult commercial secondary school, Global international Collage, Horyaal Collage of science ,Al-hidda institute of languages and scientific subjects iyo Kuwo kale