Jump to content

Faanoole

Ka Wikipedia

faanoole waa xaafad ka mid ah degmada kaaraan , faanoole waa xaafadaha ugu qadiimsan degmada kaaraan , faanoole fari kama qodna , faanoole waxay leedahay xaafado badan sida : arjantiin suuq iyo xaafad , al shareeca , sanca