Faarax Cabdulqaadir Geylan

Ka Wikipedia

Waxaan ahay madax waynaha mustaqbalka ee somali magacaygu waa cabdiraxman mahdi osman


Cawra waa isagee beenbadanaa Ina Geylan,

jaamacad inaad ka baxdo waxaa ka horeeyo dugsi hoose dhexe masoo dhigatay, maya sababtoo ah waan ku aqaan, Radio gaalkacyo ayaa aabahaa ku keenay markaad ka saaqiday waxbarashadii, Radio Gaalkacyo rag kula mid ah oo soo saaqiday ayaa jooga, waxaadna baratay beentii iyo khiyaaligii Ina Jidxun.

isku kalsoonow waxaad taqaano ku ekow, waxaanadan aqoonin ha u hanqaltaagin.

qoraalkii ina Geylan halkan gashadayna waa hoos. bye nin ku yaqaan


Faarax Cabdulqaadir Geylan wuxuu ka mid yahay Wariyaasha Soomaaliyeed ,wuxuuna ka baxay Jaamacad ku taala Magaalada New York ee Mareykanka wuxuuna ka bartay Jaamacaddaasi arimaha Siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Faarax wuxuu 1980- ka mid ahaa Wariyaashii dowladii Maxamed Siyaad Barre ,ayagoo markaasi ka dibna dibada loogu direy Waxbarasho dibadeeda.

W