U bood nuxurka

Faarax guul samatar

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

faarax gulleed samatar wuxuu ahaa fanaan aad looga yaqaan gayiga somalidu degto, fanaanku wuxuu ku dhashay gobolka mudug magalada galkacyo, halkaas oo uu kasoo jeedey raas ahaan, fanaanku wuxuu kasoo jeede beesha reer horogle