Farah waa ciyaryahan da"yar ah oo somaliyed

Ka Wikipedia

farah mustaf farah waa ciyaryahan uu dhelo nadiga fc xidigaha

waxa uu ku dhashey magalada kismayo tarkhiqda  marka ey aheyd bishii 6 /1998 

farah waxa uu kuso barbarey dalka kenya lkn isaga iyo reerkisa dib ayeey ugu so noqdeen dalka somalia gaar ahaan magalada qardho farah qardho ayuu waxbarashadisa kasi wataay farah waa ciyaaryahan ka ciyari karo bosaaska difaca iyo burburiyaha . farah waxa uu kaa bilabey kubadisa nadiga horseed inta kadib farah wuxu kuso can baxay nadiga fc xidigaha oo uu labo gool oo cajib ah ka dhashey labo kulab oo uu ka hor yimi . farah ayaa caan ku ah kubadaha dhadher isago waliba ah shooter farah waxa kole uu caan ku ahaa free kick ama bulusiyonada

intaas wixi kaa dambeyey farah nadiga horseed wuu ishga tagay isago sii ah uga xuma bixitan kadib khilaaf ayaa so kala dhax galay kadibna waa uu iskaga tagay waxa una ku biirey nadiga eey suda weyn ugu xifaltaman magalada qardho ee fc xidigaha .

farah ayaa sido kale ka hor yimi kooxdisi hore ee horseed kadib sadex gool ayuu ka dhashey labo kulan oo usan wax dabaldeg sameyn inta wixi ka dambeyey . farah ayaa sido kale ku guleystey man of match ciyaar farah ayaa kula guleystey nadiga fc xidigaha hal koob iyo mid kale oo kalinta labaad ka galeen farah ayaa hada lo magacabey kooxda fc xidigaha. farah ayaa sido soo bandhigay ciyaar cajiib ah oo indho qabad leh wana ciyar uu ka hor yimi kooxdisi hore ee fc horseed waliba isago kabtan farah ayaa kooxdisa kaa badbadiyeey labo kubadood oo golaal lo fishey ciyaartaas ayaa ku dhamatey 0-0 inta kadib ayaa rigorayaal la adey farah ayaa wuxu turtey tii afaraad blse waa laga qabtey lkn nasiib wanaag koxdi farah ayaa badisey oo uu gudubtey waregi xita ee semi finalka hlks ayeey ku hareen wixi intas ka dambeyeey farah ayaa iska ware jiyeey xilka kabtanimada kadib khilaaf so kala dhax galay isaga iyo playerinta kale

farah waa player aad  uu Wngsn sido kle farah waxa uu tageero uu yahay nadiga heegan ee horyaalka somalia

farah ayaa lgu amaana in uu yahy laacib mustaqlka dhow ciyaari doono heer gobol hadi ilahey rali noqdo kadib kubado ficaan uu laa ciyaary qaar kaa tirsan ragaa heer gobolka markasto farah waa ciyaryahan dabci wanaagsan leh hadana farah wuxu ka mid yahey raaga ugu muhimsan kooxdisa fc xidigaha farah wuxu nasiip u yeshey in lagu so xuulo 18 lacib ee xafada xingod uga qeyb galeysay koobki magalada qardho lag furey isago waliba ahaa line up koowad hadana naziip xumo isaga iyo zaxipkisa dhoodi oo ey kawada tirsan yihin koxda xidigaha ayaa laga qabtey labadi rigoore ey koobka uga haran