Farassuleiman

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Farassuleiman waa nooca faraska oo ku nool haudka iyo Nugaal oo Dhulbahante leedahay. Farassuleiman waxaa loo isticmaali jirey wakhtiga gumeysiga iyo dagaalaha daraawiishta. Hiin Faniin wuxuu ahaa mid ka mid ah.