Jump to content

Fardoole

Ka Wikipedia
fardoole cad
fardoole madow

Fardoole (ciyaar) (Af Ingiriis : knight);) waa galab ka mid ah ciyaarta chess (dheel). Wuxuu fardoolaha ku dhawaaqa iyo wax ku qafaala xagal labo afargees xariiqtaag iyo hal afargees xariiqjiif; ama xagal laba afargees xariiqjiif iyo hal afargees xariiqtaag, isagoo boodboodi kara oo dhaafaya galabyada kale. Ciyaartooy walba wuxuu ciyaarta ku bilaaba laba fardoole.[1]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Barden, Leonard (1980), Play better chess with Leonard Barden, Octopus Books Limited, p. 10, ISBN 978-0-7134-8769-5