Feedh (ciyaar)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Feer (ciyaar))
Feedh
Labo nin oo ku ciyaaraya dagaalka feedhka wadanka England.
Labo nin oo ku ciyaaraya dagaalka feedhka wadanka England.
Loo yaqaanoFeedhka sidoo kale fiiri.[1]
Ku xidhanFeedh, Weerar
Asal ahaanWakhtiyo hore
Olympic sport688 C.H (Giriigii hore)
1904 (wakhtiyada dambe)

Feedh (ciyaar) (Af Ingiriis : boxing); Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Feer, waa dagaal ciyaar ah kaasi oo u dhexeeya labo qof. Dadka ciyaaraya dagaalka feedhka waxaa shardi ah ineey xidhaan golfisyada feedhka isla markaana ku koobnaadaan kaliya is-feedhista.[2]

Ciyaartooyda feedhku waa kuwo inta badan xoog badan oo leh muruqyo adag oo waaweyn.

Hordhac

Inkastoo ciyaar tahay, feedhku waa dagaal halis ah oo mararka qaar keena dhaawacyo halis ah, lafo jajab iyo xataa dhimasho.[3] Feerka waa tartanka ka mid ah dagaalka tasoo. Cayaaraha feerka laba qof inay xiran gacangashi waa qasab.

Dadka caanka ah

Ciyaaraha feedhku waa kuwo khatar ah oo dadka intooda ugu badan keeni karin. Tiro kooban oo dad ahaa heersare ka gaadhay feedhka, kuwaasi waxaa ka mid ah:

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Note: The Encyclopædia Britannica Eleventh Edition notes as different pugilism and boxing. Vol. IV "Boxing" (p. 350)[1]; Vol. XXII "Pugilism" (p. 637)[2] Consulted April 17, 2017.
  2. Michael Poliakoff. Britannica.com http://www.britannica.com/eb/article-29781/boxing. Soo qaatay 18 May 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Gardiner, E. Norman, 'Boxing' in Greek Athletic Sports and Festivals, London:MacMillan, 1910, p.402, pp.415-416, 419-422