File talk:Nuvola filesystems folder font.png

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
beeshaa cali saleeban oo ah beesha curadka u ah odayga daarood inta uu dhaley oo ah duriyadiisa
        cali saleeban oo hadana ugu weyn inta uu dhaley saleebaan maxamed ibraahim:
   . cali saleeban 
   . c/raxiim saleeban
       oo iyagu ah isku bah una weyn yahay cali 
   . maxamud saleeban  
   . ismaciil saleeban 
        iyaguna sidoo kale waa isku bah, halka uu kayahay
   . ugaar saleeba bah gooni 
         runti waxa jidhay in uu ladhashay saleeban maxamed , cismaan oo igana haatan ku sugan gobolada kala ah bari iyo mudug 
      marka aanu kahad leeno beel weynta makeerteen, ugu badan ugana deegaan weyn ilma saleebaan maxamed ku waas oo ah kuwa ku fidsan gobolada kala ah:
.bari
.nugaal
.mudug
.jubbada hoose
      
         ilma ibraahan oo iyaga u ah ilma saleeban awoowayaal , kuwaas oo ladhashay maxamed:
     . maxamed ibraahim oo isaga ay kafarcamaan ilmo saleeban
     .cali ibraahim(reer bicid yahan )
     .maxamuud ibraahim 
     .cumar ibraahim
     .c/raxiim ibraahim
     . iyo cabdale ibraahim