Francisco Jara
Appearance
![]() Jara oo jooga Koobkii Adduunka ee 1966 | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Dhashay | 3 Febraayo 1941 | ||
| Ku dhashay | Guadalajara, Jalisco, Mexico | ||
| Dhintay | 2 February 2024 (Da’weyn 82) | ||
| Ku dhintay | Guadalajara, Jalisco, Mexico | ||
| Booska cayaarta | Weerar | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 1960–1971 | Guadalajara | (68) | |
| Xulka Qaranka | |||
| 1963–1968 | Mexico | 9 | (0) |
| |||
Francisco Jara Garibay (3 Febraayo 1941 – 2 Febraayo 2024) wuxuu ahaa ciyaaryahan kubbadda cagta Mexico ah kaasoo booska weerarka ugu ciyaari jiray xulka qaranka Mexico tartankii Koobkii Adduunka ee 1966.[1] Sidoo kale wuxuu u ciyaari jiray kooxda Guadalajara. Jara wuxuu dhintay 2 Febraayo 2024.[2]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ 1966 FIFA World Cup England Archived 22 Oktoobar 2011 at the Wayback Machine
- ↑ "Rest in Peace Campeonísimo Francisco Jara". Chivas. 2 February 2024. Retrieved 3 February 2024.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
