Frankie Oviedo
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Frankie Oviedo Oviedo | ||
| Dhashay | 21 September 1973 | ||
| Ku dhashay | Cali, Colombia | ||
| Joogga | 1.89 m[1] | ||
| Booska cayaarta | Khadka dhexe | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 1993–1994 | América de Cali | 31 | (0) |
| 1995 | Deportes Quindío | 25 | (0) |
| 1996 | América de Cali | 69 | (7) |
| 1997 | Deportes Quindío | 0 | (0) |
| 1998–2000 | América de Cali | 84 | (10) |
| 2000–2004 | Club América | 114 | (20) |
| 2004–2005 | Puebla FC | 33 | (2) |
| 2005–2006 | Pachuca CF | 15 | (1) |
| 2006–2007 | Club Necaxa | 14 | (0) |
| 2007–2008 | Deportivo Táchira | 11 | (1) |
| 2008 | Boyacá Chico | 19 | (1) |
| Xulka Qaranka | |||
| 1999–2005 | Colombia | 24 | (4) |
| Teams managed | |||
| 2012–2014 | Tijuana Kaydka iyo Akadeemiyada | ||
| 2014 | Dorados de Sinaloa (Caawiye) | ||
| 2017–2020 | Tijuana Kaydka iyo Akadeemiyada | ||
| 2018 | Tijuana (Interim) | ||
| 2020–2021 | | ||
| |||
Frankie Oviedo (dhashay Sebtembar 21, 1973) waa ciyaaryahan hore oo Colombia ah iyo tababare kaasoo u soo ciyaaray kooxo kala duwan oo ka kala tirsan Colombia, Venezuela iyo Mexico isagoo ahaa khadka dhexe. Wuxuu ka fariistay ciyaaraha sanadkii 2009 si uu u maamulo akadeemiyada kubbadda cagta ee dhalinyarada oo ku taal Cali. Wuxuu u saftay 20 kulan xulka qaranka. Sanadkii 2012, wuxuu ku biiray Club Tijuana oo ku taal Mexico isagoo noqday caawiye tababare oo u qaabilsan kooxaha U-20. Hadda wuxuu hogaamiyaa kooxda Tijuana Femenil.
Koobabka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Xilli Ciyaareedka | Kooxda | Koobka |
|---|---|---|
| 1996-97 | América de Cali | Copa Mustang |
| 2002 | Club América | Primera División de México - Verano |
| 2007 | Club Necaxa | InterLiga |
| 2008 | Boyacá Chico | Copa Mustang I |
Nolosha gaarka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Gabadha uu dhalay Oviedo, Valentina Oviedo, oo ku dhalatay Mexico City, waxay u ciyaartaa kooxda Tijuana ee horyaalka Liga MX Femenil waxayna xubin ka tahay xulka qaranka haweenka Colombia ee da'doodu ka yar tahay 20-ka sano.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Franky Oviedo Oviedo". Liga MX. Retrieved 26 August 2020.
Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta] Frankie Oviedo at BDFA (in Af Isbaanish)