Jump to content

Gökhan Töre

Ka Wikipedia
Gökhan Töre
Töre 2013kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Gökhan Töre
Dhashay (1992-01-20) 20 January 1992 (Da’da  34)
Ku dhashay Cologne, Germany
Joogga 1.76 m (5 ft 9 in)
Booska cayaarta Garab
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda West Ham United
(Beşiktaş ayaa amaah ku dirtay)
Nambarka 17
Ciyaartooyda yar-yar
1999–2003 SV Adler Dellbrück
2003–2009 Bayer Leverkusen
2009–2011 Chelsea
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2011–2012 Hamburger SV 22 (0)
2012–2014 Rubin Kazan 5 (0)
2013–2014Beşiktaş (loan) 30 (4)
2014– Beşiktaş 52 (8)
2016– → West Ham United (loan) 0 (0)
Xulka Qaranka
2007 Turkiga 15-Jirka ah 3 (0)
2007–2008 Turkiga 16-Jirka ah 14 (1)
2008 Turkiga 17-Jirka ah 18 (3)
2009–2010 Turkiga 21-Jirka ah 2 (0)
2011 Turkiga Kooxda 2aad 1 (0)
2011– Turkiga 26 (0)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 18 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 18 October 2014

Gökhan Tore Waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda loan ku joogaa kooxda West Ham United ee ka dheesha Horyaalka Premier League ee dalkaasi Ingiriiska asagoo amaah uga maqan kooxda Beşiktaş ee magaalada Istanbuul, hore waxaa uu ugusoo dheelay kooxaha SV Adler Dellbrück, Bayer Leverkusen iyo Hamburger SV ee Kawada dhisan dalkaasi Jarmalka. Sidoo kale wuxuu usoo dheelay kooxda Chelsea ee ka dhisan isla dalka Ingiriiska iyo kooxda Rubin Kazan ee wadanka Ruushka.

Töre oo Beşiktaş u Dheelaayo.