Gaafabbax
Appearance
Gaafabbax (ingiriis: leaving the nest) waa marka qof dhalinyaro ah, uu noqda hebel madax-bannaan oo ka guura gurigiisa ama qoyska si uu noloshiisa u bilaabo. Dunida o dhan, gaafabbaxa wuxuu summad u yahay hanaqaadka iyo qaangaadhnimada. Tani badanaa waxay tilmaamaysaa isbeddelka laga soo bilaabo caruurnimo ama dhalinyownimo ilaa qaangaarnimo, iyadoo qofku qaadayo mas'uuliyado badan. Tani waxay ka mid noqon kartaa in qofku guriga waalidkiisa ka baxo si uu kaligiis u noolaado, shaqo cusub bilaabo, ama waxbarasho dheeri ah raadsado. Erayga Ingiriisi ee "leave the nest" wuxuu sawir ka bixinayaa shimbir da'yar ah oo ka tagta hoyga buulka si ay u duusho kaligeed.[1]
marjac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Mitchell, Barbara A. (1994). "Family Structure and Leaving the Nest: A Social Resource Perspective". Sociological Perspectives. 37 (4): 651–671. doi:10.2307/1389283. ISSN 0731-1214. JSTOR 1389283. S2CID 147692508.