Gaaljecel

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Gaajecel)
U bood: gooshitaan, raadi
Gaaljecel
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Hawiye. Dir iyo beelo kale oo Samaale ah

Gaaljecel (Af-Ingiriis: Galje'el; Af-Carabi: غالجعل‎‎) waa beel ka mid ah Beelweynta Saransoor ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Kiinya iyo Soomaaliya.[1][2]

Hordhac

Beesha Gaaljecel waxay ka tirsan tahay beelweynta Saransoor Gardheere Samaale ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[3] Ilma Saransoor waa afar oo kala ah: Gaaljecel Saransoor, Dagoodiye Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saransoor.[4]

Shaxda Beesha

  • Gardheere Samaale[4]
    • Gaaljecel
    • Degoodiya
    • Masarre
    • Ciise
    • Cowrmale

Samaale

Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsan Soomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ah Dirta, Hawiyeha, Gardheere, Meyle, Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[5] Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaan Soomaaliya, Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Somalia at the Crossroads. Adonis & Abbey. 2007. pp. 10. https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ. 
  2. https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
  3. Chapin Metz, ed., Helen. "Somalia: A Country Study". The Federal Research Division of the Library of Congress. Retrieved 18 June 2016. 
  4. 4.0 4.1 https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
  5. Chapin Metz, ed., Helen. "Somalia: A Country Study". The Federal Research Division of the Library of Congress. Retrieved 18 June 2016. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: