Gaboow

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan isbedal ku yimaada jidhka dadka. Maqaalo kale fiiri Geeri
Wejiga qof gaboobay

Gaboow (Af Ingiriis : aging iyo ageing; Af Carabi : ar‎) waa habka bayoloji ee jidhku isku bedelo intii mudo ah taasi oo keenta daciifnimo iyo ugu dambeynta geeri. Markaan tixraacno sharaxaada saynis ee gaboowgu waa koritaanka da'da xubnaha iyo unugyada jidhka dadka, xayawaanka iyo walax kale oo nool. Sidoo kale mararka qaar marka laga hadlayo Cilmiga Bulshada waxaa gaboowga loo isticmaalaa koox dad ah, sida badan koox dad da' weyn leh.

Marka laga hadlayo dadka, gaboowgu waa isbedel ku yimaada unugyada iyo xubnaha jidhka intii wakhti ah.[1]


Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Linkiyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Bowen 2004"Bowen, Richard L.; Atwood, Craig S. Gerontology. 50 (5): 265–90. PMID 15331856. doi:10.1159/000079125.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: