Jump to content

Gabuun/gaboon

Ka Wikipedia

Gabuun/ gaboon waa tuulo ku taalla Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya. .waxay hoostaktaa demmada matabaan waxaydhacdaameel udhexaysa Degmadaan matabaan, Degmadaan qodqod, iyo Degmadaan guriceel. Tuulada gabuun waxay caan ku tahay beeraha galleyda,masagada,ama haruurka, qaraha,Digir. iyo kuwo kale aan halkan lagusoo koobi karin. waxaa gabuun hoos taga tuulooyinka toongabuun, nagaadiwayn.dogoblay. salaxdhadhaab,gaaroole.iyo kuwa kale Waxaa gabuun lagu tilmaamaa iney kamid tahay meelaha aysan si aad ah u saameyn dagaalada sokeeyye inkastoo horumar lagu samayn waqtigii dowladi dhexe bur burtay kadib. Gabuun waxay dhinaca bari kuleedahay buur wayn. Waa tuulo ciiddeedu cadahay aadna u qurxbadan. Waxayleedahay garoon milatery . waqtigii dagaalki 1977 ee Somalia vs ethopia waxaa aad u duqeeyay diyaaaradihii dagaalka ee ciidanka Et hopia.inkastoo aad looga difaaca waxyeelana loogu gaystay, halkaa waxaa kula dagaalay ciidan uu hogaaminayay salad moolif kuna jebiyay weerarkii kayimi xaga itobiya Tuulada wa tuulo dadka degan lagu yaqaan nabad iyo isjacayl.w weli shaqo ayaan kawadaa