Jump to content

Galxodayo

Ka Wikipedia

galxodayo waa tuulo kutaalo gobolka gal gaduud waa tuulo taariikh le oo soo koreeyso waxeeyna leedahay dugsi hoose iyo dugsi dhax magaalada waxeey u dhaxeeysaa ceelbuur diri iyo bargaan galxodyo waxaa lagu qiyaasaa dadka dagan 11.000 galxood waxeey ilaheeda dhaqaalo ku tiirsan tahay xoolaha nool iyo beeraha oo eey beertaan digirta qaraha iwm galxodoyo waxaa deegaan ahaan udagan beesha abakar ee mursade waxaana lagu sheega in eey tahay tuulayaasha somaliyo kuwooda ugu nabada badan iyo eey kujirto oo aan wax dhiig ah lagu daadin 20 sano ee dagaalada ahliga ah ka socday somaliyo