U bood nuxurka

Gamboole

Ka Wikipedia

Gamboole Waa Degmo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxay dhanka galbeed ka jirtaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka ah.