Jump to content

Ganthaal Doha 2025

Ka Wikipedia

Ganthaal Doha 2025


Iran ayaa weerar rogaal celis ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Maraykanka ee ku yaala qaarada Asia , kadib markii Maraykanku duqeeyey goobaha nukliyeerka ee IranLama sheegin wax khasaare ah oo soo gaaray magaalada, waxaana Iran ay gantaallo u adeegsatay inay bartilmaameedsato magaalada Dooxa, kaddib markii Israa'iil iyo iiraan uu dhex maray dagaal gantaallo ah oo waxyeello u geystay magaalooyinkeeda.








sido kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]