Jump to content

Garaadtooyada reer darawiish

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garaadada reer darawiish)
Diiriye Guure, Suldaanka Si'iid Harti iyo Darawiish
garaadaha guud reer darawiish

Garaadada (af-ingiriis: Si'iid Harti garaadship) waa boqortooyo oo reer darawiish ah uu dhexeysey sanadaha 1530 ilaa 1895 oo caasimada ahayd Buuhoodle oo ka tirsan abtirsiga Reer-Darawiish. Garaadada Si'iid Harti waxaa dawladda kuxigeenka ahayd dawladda Darwiish. Boqortooyada Si'iid Harti ugu horeyd oo ku magac-dheera Suldaan wuxuu ahaa Diiriye Guure oo reer caraale ahaa, Diiriye Guure wuxuu waliba ahaa boqorka Dhulbahante ugu horeyd oo lagu caleemosaaray doorasho. Diiriye Guure wuxuu ahaa garaadka guudka Si'iid Harti ee kaliya oo safkooda loo weydaarsaday shaqsi kale, gaar ahaan emiirka Diiriye Guure. Diiriye Guure wuxuu ahaa garaadka guud ee Si'iid Harti ee ugu horeeyay oo Dooxada Nugaal ku aasaasay nuqdo muwaadinimo ah.

Garaadada guud ee reer darawiish

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
#GaraadReignNotes
1Shirshoore1530-1550Established the Si'iid-Harti garaadship
2Garaad Farah1550-1590
3Garaad Abdalla II1590-1600
4Garaad Yasin1600-1620
5Baharsame1620-1650Real name was Garad Mohamed I
6Jabane1650-1685Real name was Garad Mohamud
7Garaad Ali I1685-1708
8Garaad Mohamud II1708-1734
9Garaad Mohamed II1734-1760
10Garaad Mohamud III1760-1780
11Garaad Ali II1780-1802
12Garaad Mohamed III1802-1825
13Garaad Ali III1825-1840
14Korebas1840-1863Also called the warrior garaad. His real name was Garaad Mohamud IV
15Garad Ali IV1863-1896Garad Ali IV waxaa ku xigay garaadka guud ee Si'iid Harti Diiriye Guure
16Diiriye Guure1897-1918Diiriye Guure wuxuu ahaa Suldaanka Si'iid Harti
17Aar Dheel1921-1923
18Garaad Jama I1923-1966
19Garad Ali V1966-1985
20Garaad Abdiqani1985-2006
21Jama Garad Ali2006-presentCurrent garaad