Garbosaar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garbisaar)
Gabadh Soomaalieed oo xidhan garbosaar.

Garbosaar (Af Ingiriis : headscarf; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Shalmad, waa hu ama dhar fudud kaasi oo inta ugu badan dumarku ku daboolaan madaxa, garbaha ilaa laabta. Garbosaarta waxaa ladhahaa maro eey isticmaalaan dumarka muslimiinta ah, Soomaliyeed waxa eey saartaan madaxa hore.

Asalka Ereyga

Ereybixinta garbasaartu waxay ka timid Garbo iyo saar; taasi oo macnaheedu yahay isla ujeedada loo isticmaalo sababtoo ah maradan waxaa la saaraa madaxa iyo garbaha. Sidaas darteed waxaa si sahal ah loogu bixiyay garbo-saar. Meelo badan oo ka mid ah Waqooyiga Soomaaliya, Jabuuti iyo Soomaali Galbeed waxaa caan ah ereyga Shalmad kaasi oo la mid ah garbosaarta.

Muuqalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho