Geesaley

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Geesaley waa degmo ku taalo gobolka Bari waxyna kaxigta degmada bosaaso dhinaca qorax kaso baxa ama bari.

Geseley wa magalo ilaehy kumanestay khayraad dabiiciya! sida kaluunka "Beeraha timirta"iyo dhuxul dhagaxda.

Geseley waxay kamid tahay magaalooyinkii uu bud dhigay Ciise Cali iyada iyo Dhurbo.

Timirta maanatay ku taalo waxaa beeray Xaaji Siciid Yusuf ciise oo ahaa caalimka guud ee min caluula ilaa iyo Dhurbo.

Geseley wa magaladi uu kudhashay Xaaji Sicid ""alla unaxariste. waxay leheed dugsi sare iyo kuwa dhaxe ay wax kabarteen dad caan ka ah bulshada dhexdooda;alla unaxariste Waxaa ku aasan NamNam magalada geseley 1818.

Geseley oo ah magalo xadarad iyo ilbaxnimo aya waxy somartay marxaldo kala duwan oo ku aadan dhanka siyasada iyo dhanka gumeestihi talyaniga ahaa. waxa katalin jiray magalda geseley odayaal cuqaal iyo nabadoono aha""

  • Nabadoon xaaji siciid Yusuf Ciise Ali.

.*Nabadoon Maqadin Ahmed .Xaaji Salax Yusuf ciise

  • Axmed Yusu Ciise.
  • Maqadin Yusuf." oo aha cuqaasha ugu waawen degmada.

geseley waxa dega beelaha (Geesaguule) oo ulaka baxa Dhowr jilib.waa beel ka mid ah Beelaha Hartiga. Geesaley waxay eheed magaloyinka ugu hormarsana xiligi dowlada iyo gumestahaba xaga dhismayasha ""odayasha waxakajirtay ilbaxnimo aad iyo aad usareeysah.