Jump to content

Gef-sebeneed

Ka Wikipedia
Diinosoor (xayawaan) iyo aadanaha oo isku meel lagu rinjiyay ee aflaanta The Flintstones inkastoo diinosoorka iyo aadanaha ay malaayiin sanadood u dhexaysa jiritaankood.

gef-sebeneed (Af Ingiriis : anachronism;) waa seben, xili, waqti ama taariikh ama dhacdo oo la isku qasayo inkastoo ay laba xili ee kala duwan yihiin hab aanan ku habboonayn, ha ahaato mid ka yimid waqti dambe ama waqti hore marka loo eego xilliga la matalayo. Tani waxay khusaysaa shay, dhaqan, ama xitaa dad. Tusaale ahaan, haddii hebel la farshaxanayo oo ah qof qadiimi ah isagoo lagu rinjiyeynayoisagoo saacad casri gashan, taasi waa anachronism ama gef sebeneed. Sidoo kale, waxa ay ku jiri kartaa tixraacyo, fikrado, ama dhaqamo aan ku habboonayn xilli ama dhaqanka taariikhiga ah ee la matalayo

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]