Jump to content

Gen axmed cabdille seed

Ka Wikipedia

gen axmed cabdille seed waxa uu kudhashay gobolka mudug jenanku waxa uu wax kubartay dalalka soomaaliya ruushka iyo talyaniga iyo wadanka mareeykanka jananku waxa uu kamid ahaa ragii gen Mohamed farah ceydiid kacaawiyay kataqlusaadii xukuumadii kaligi taliska aheeyd ee Mohamed siyaad barre jananka waxa uu macalin kanoqday kuliyadii la oranjiray kuliyda jaalle siyaad oo uu kadhigijiray maadooyin dhoor ah sida fiisikiska iyo milatari radio iyo taatikada dagaalka intaa kaliya maahee jen axmed cabdile sed waxa uu so qabtay xilal kala duwan bur burkii kahor iyo kagadaal masoo koobi karo xilalka uu gen axmed cabdile seed sooqabtay balse haddaan kusoo gabsado abaanduulihii ciidankii xooga dalka soomaaliyeed waxuu caankuyahay genaka dulqaad xurmad afgaabnaan iyo hoolkarnimo geesinimo loo adeegsado cadowga ummada soomaaliyeed meelwlba eey joogaan gen axmed cabdille waxa uu dhalay 12 caruur ah intaa waxAan kusoo koobeeynaa taariikhdii gen axmed cabdill seed