Jump to content

Gjøvik

Ka Wikipedia

Gjøvik


Ku saabsan codkani Gjøvik (caawin · info) waa magaalo iyo degmo ku taal gobolka Oppland, Norway. Xarunta maamulka ee degmada waa magaalada Gjøvik.

1861-kii, tuulada Gjøvik ee degmada Vardal ayaa la siiyay aqoonsi magaalo oo laga soocay Vardal si loo sameeyo degmo gooni ah. 1dii Janaayo 1964, degmooyinka dariska ah ee Biri, Snertingdal, iyo Vardal ayaa dhammaantood lagu soo biiray degmada Gjøvik.


Number of minorities (1st and 2nd generation) in Gjøvik by country of origin in 2017[1]
Ancestry Number
Poland439
Somalia283
Iraq243
Template:Country data Bosnia-Herzegovina197
Iiraan194
Syria178
Eratareya171
Lithuania156
Sweden143
China125
Vietnam114
Kosovo106
  1. "Immigrants and Norwegian-born to immigrant parents, by immigration category, country background and percentages of the population" (in English). ssb.no. Archived from the original on 9 July 2017. Retrieved 26 June 2017. {{cite web}}: |archive-date= / |archive-url= timestamp mismatch; 2 Luuliyo 2015 suggested (help); Unknown parameter |deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help)CS1 maint: unrecognized language (link)