Gmail
Jump to navigation
Jump to search
- Kani waa maqaal ku saabsan aalada waraaqo dirista elektroonika ee Shirkada Google. Isticmaalo kale fiiri Gmail isticmaal kale. Haku khaldin emailada Yahoo! Mail, Hotmail, Outlook.
|
| |
|
Muuqaal Gmail astaan Qaab muuqaalka gudaha emailka gmail-ka | |
| Cinwaanka | mail.google.com |
|---|---|
| Ganacsi? | Haa |
| Nooca site | Webmail |
| Diiwaan-gelin | Khasab |
| Diyaar ku ah | 72 luuqadood[1] |
| Isticmaalayaasha | 900 milyan (Maayo 2015)[2] |
| Content license | Proprietary software |
| Written in | Java, JavaScript, Ajax (UI) |
| Mulkiilaha | |
| Farsamada | Paul Buchheit |
| La bilaabay isticmaalka | April 1, 2004, Abriil 1, 2004 |
| Alexa garaado |
|
| Hada | Online |
Gmail (loogu dhawaaqo "Jiimayl") waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.[3] Isticmaalayaasha adeegan waxay gmail ku isticmaalaan adeega loo yaqaan HTTPS ee amaanka ah, adeega loo yaqaano "Post Office Protocol" (POP3) ama nidaamka fariin dirista ee internetka (IMAP4).[4][5] [6] Adeega gmail wuxuu hawada soo galay 7 Febraayo, 2007 inkastoo uu daciif ahaa wakhtigaasi.[7] Waxa horumarin lagu sameeyay 7 Luuliyo, 2009 wakhtigaasi oo lagu soo daray gmail adeegyo badan oo casri ah. Sidoo kale wakhtigani ayaa Shirkada Google horumarin laxaadleh ku samaysay dhamaan adeegyada kala duwan ee shirkada.[8]Gmail adeegyo kala duwan</ref>
Qoraalka gudaha oo kooban
Muuqaalka Gmail[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Adeega Gmail[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Shirkada Google[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Maqaalo la Mid ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- ↑ "Change your language settings - Gmail Help". Support.google.com. 2015. Retrieved 5 April 2015.
- ↑ Gmail on Google+ Retrieved 28 May 2015
- ↑ Teeter, Ryan; Karl Barksdale (2011-02-09). Google Apps For Dummies. pp. 3–27. ISBN 1-118-05240-4. http://books.google.com/?id=5TUv9jCaJdwC&pg=SA3-PA27&dq=Gmail+free+advertising+supported#v=onepage&q=Gmail%20free%20advertising%20supported&f=false.
- ↑ "Gmail Now Has IMAP Support". Information Week. 2007-10-24.
- ↑ "How do I enable POP?". Google. 2007-09-03. Retrieved 2008-06-01.
You can retrieve your Gmail messages with a client or device that supports POP, like Microsoft Outlook or Netscape Mail.
- ↑ "Google Gets the Message, Launches Gmail". Google. April 1, 2004. Retrieved April 21, 2010.
- ↑ Matthew Glotzbach, Director, Product Management, Google Enterprise (July 2009). "Google Apps is out of beta (yes, really)". Official Google Blog. Google. Retrieved 2010-06-19.
- ↑ Coleman, Keith (July 2009). "Gmail leaves beta, launches "Back to Beta" Labs feature". Retrieved 2009-07-07.