Nuujin
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Godol)


Nuujin (Af Carabi: رضاعة, Af Ingiriis: Lactation) waa siinta caanaha hooyadu siiso marka ay caanuhu naaskeeda ku soo dhacaan, waxaa kaloo lagu magacaabaa lnuujin labada sano ee caruurta la nuujiyo, waa marka uu xoolaha diyaar u noqdo in la liso ama caano laga maalo.
waa arin ay maraan naasleyda oo dhan markay wax dhalaan,