Golaha Amniga Qaramada Midoobay
Jump to navigation
Jump to search
- Kani waa maqaal ku saabsan Golaha Amniga QM. Qoraalo kale fiiri Golaha Sare Qaramada Midoobay
- "Boga "GAQM" iyo "UNSC" halkan ayaa laga soo toosiyay.
|
Golaha Amniga Qaramada Midoobay | |
|
| |
|
Fadhiga Golaha Amniga Qaramada Midoobay New York | |
| Samaysmay | 1946 |
|---|---|
| Nooca | Xubin Sare (madaxda) |
| Sharciga | Hada shaqaynaysa |
Hogaanka |
Madaxweynaha Golaha Ruushka |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
| Website | un.org/en/sc/ |
Golaha Amniga Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: United Nations Security Council, loo soo gaabiyo: (UNSC); Af-Carabi: مجلس أمن الأمم المتحدة) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay iyo waaxda masuulka ka ah amniga iyo nabada caalami ee aduunka, iyo xubinta u qaabilsan aqbalitaanka ka mid noqoshada Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa. Sidoo kale Golaha Amnigu wuxuu u qaabilsan yahay inuu socodsiiyo, fuliyo Sharciga Qaramada Midoobay.
Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |