Golaha Guurtida Somaliland

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Golaha Guurtida (Somaliland))
Jump to navigation Jump to search
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Somaliland

Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland (Af-Ingiriis: Somaliland House of Elders; Af-Carabi: أرض الصومال برلمان) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha odoyaasha waa "Golaha Sare" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 oday oo laga soo xulay beelaha Somaliland.[1]

Shaqada ugu muhiimsan ee golahani waa ilaalinta iyo xalinta nabada wadanka; sidaas ay tahay waxay sharci ahaan ansixiyaan ama ka soo horjeestaan sharciyada ay soo bandhigaan Golaha Wakiilada.

Dhismaha Golaha Guurtida Somaliland

Golaha Guurtida Somaliland waxaa xarun u ah caasimada Hargeysa, waxaana gudoomiye u ah Saleebaan Maxamuud Adam "Saleebaan Gaal".

Sidoo kale fiiri

Linkiyo kale

Tixraac

  1. "Somalia: Parliament Votes to Attend Conference in London". Garowe Online. 02-05-2012. Retrieved 20 July 2012.  Check date values in: |date= (help)