Jump to content

Gomash

Ka Wikipedia

Gomash ama Kobash‎ waa miro madow oo yar yar oo aad u macaan, waxoo ka baxaa Soomaaliya, gaar ahaan Shabeelaha dhexe ilaa Jubooyinka.