Jump to content

Goronyo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Goroyo)
Goronyo

Goronyo waa shimbir ween oo ku nool Afrika, gaar ahaan bariga afrika. Goronyada wee kala duwan yihiin. Goronyo waxaa jirta oo ku nool Soomaaliya kaliya, oo la dhoho Goronyo soomaaliyeed. waa shimbir caan ka ah soomaaliya.